Saturday, June 11, 2022
Sidee loo yareyaa cayil
Thursday, June 9, 2022
Sidee loo dhimaa cayilka
Hadiiba aad tahay qof cayilan ama buuran waxaad u baahantahay waa waxyar oo iska fudud hadii aad raacdo talooyinkaan
Dumidaan majiran waxaan laxali karin balse wax waliba waxay ubaahan yihiin in qofku uu yahay qif go.aan buuxa sooqaatay una diyaar ah in uu wax qabto waxyaabsha uu doonayo balse uu uhayaa waqti
Hadiiba ay taas dhacdo waxaa hubaal ah in aad guuleysaneyso
Waxaan kuu hayaa talo kudhiiri galindoonto balse si aan u ogaano baahida looqabo taladaan
Waa in aan idinka helaa su.aalweydiin si aan idiin siiyo talada ugu haboon iyo cutada ugu muhiimsan ee aad miisaan kada aad wax uga qaban karto miisaankada
Nalawadaag waxaad daneyneysid si aan usoo diyaarino
Waxweydiintaadu waa inoo
Dhibaatoyinka shacabka
Maalmahan oo dhan waxaa kasocday maamulka soomaliland baxaanbayo looga soo horjeedo hanaanka doorashada ee maamulka biixi
Shacabka iyo siyaasiyeen badan oo katirsan xisbiyada siyaasada soomaliland ayaa kaqeyb galay banaan bax kadhacay magaalooyin farabadan oo katirsan maamulka soomaaliland
Waxaa soo baxayo warar sheegayo in ay ciidamadu isticmaalaan rasaas noolnool ayana kudhaawacmeen masuuliyiin katirsan xisbiyada mucaaradka iyo kuwo katirsan maamulka biixi
Ilaa hada waxaan shaki kujira xaalada hubanti la.aanta ah ee kajirta maamulka soomaaliland
Majirto cidkahadashay oo katirsan maamulka biixi
Marka laga reebo in la.arkayo saraakiil jirdil ugeysanayo haween kaqeyb qaadanay banaanbax ay kasocday gabi ahaanba soomaaliland
Waxaa goordhow lafilayaa in ay warqad soosaaraan urur goboleedka igad iyo kuwa beesha caalamka
Halkan kala soco wixii soo kordha
Taladaadu waa inoo dhiiri galin
Qubadii abii axmed(itoobiya)
Reysul wasaaraha itoobiya abii ahmed ayaa kayaabsaday madaxdii iskugu timid caleema saarkii madaweyne xassan sheeq maxamuud
Abii ahmed ayaa markii lagaaray xiligii qudbadii reysul wasaaraha itoobiya ayaa wuxuu qudbadiisii kubilaabay
In uu kuqudbeeyo luqada afka soomaaliga halmar ayaa waxaa isbadalay jawiga hoolka ay kadheceysay caleemasaarka madaxweynaha
Reysulwasaaraha itoobiya ayaa qudbadiisa waxaa kadhaxmuuqday biseel siyaasadeed iyo furfurnaan taas oo soomaalida ay u arkeen in itoobiya ay nootay wadan furfuran oo ujajaban in uu isku hayo qaarada africa guud ahaan wuxuu qadbadiisii uga hadlay in soomaaliya iyo itoobiya aysan noqon doonin kuwo dagaal uu kadhexeeyo balse uu dhaxmaridoono heshii siyaasadeed iyo mid dhaqaale
Wuxuu qudbadiisa baaq ugu diray soomalida oo uu kuyiri maanta umabaahnidiin isqabqabsi balse waxaad ubaahan tihiin in sidhab aad uga wada shaqeysan ilaalinta hanaanka dowladnimada soomaaliya
Taladiina waa inoo muhiim
Wednesday, June 8, 2022
MAXAA KADHACAY MUQDISHO
magaalada muqdisho ayaa ah gabi ahaanba midxiran waxaa meel waliba taagan ciidamada xooga dalka oo joojinaya isku socodka dadka iyo gaadiidka waxaan lafilayaa in goor dho ay muqdisho kabilaabato caleema saarka madaxweynaha jamhuuriyada somaliya
waxaa muqdisho kusugan xubo kasocday beesha caalamka iyo madaxda afrika kuwaas oo ujoogo kaqeybgalka caleema saarka madaxweynaha jamhuuriyada somaliya
shacabka muqdisho ayaa lakulmayo cadaadis iyo culees uga imaanayo heyadaha amaanka kuwaas oo joojiyay isku socodka dadka iyo gaadiidka
dadka muqdisho ayaa ah kuwo muruqmaal ah oo aysan jirin cidkaloo waxsiisa marka laga reebo allihii na uumay
sidoo kale waxaa lafilayaa in madaxweynuhu uu kudhawaaqo reysulwasaaraha somaliya dowlada 10aad
dadka falanqeyo arimaha madaxtooyada ayaa sheegayo in latashiyo uu lasameyndoono madaxda qaarada oo uu ugu horeyo madaxweynaha jabuuti mudane ismaaciil cumar geele kaasoo siyaasad ahaan ay isku dhowyihiin madaxweyne xassan sheeq maxamuud
sidoo kale maanta waxaa lafilayaa in shir laqaato ergay kasocdo dowlada kenya taasoo looga hadli doono arimo badan sidan fasixida qaadka kenya iyo soocelinta xiriikii kenya iyo soomaliya oo u istaagay arimo laxiriira faragalinta dowlada kenya ay kuheysay soomaaliya
madaxweynaha ayaa ku baaqidoono sanduuq dhaqaale loogu uruurin doono dadka ay abaaruhu saameeyeen ee kusugan gudaha soomaaliya lama oga sida ay suurta galkutahay caleema saarka iyo arimaha qoxootiga in looga wada hadlo isla madasha caleema saarka madaxweynha soomaaliya
nagu biiri talataada
Matahay marwo
Hadii aad tahay marwo waxaa marwaliba walwal kuqabtaa qancinta ninkaaga iyo in gurigaada aad ku dhaqdo hanaan wanaagsan
Hadaba maxaa lagaaaga baahan yahay si aad uhesho qanaaco buuxdo oo uu kugu qabo ninkada
Waxaa marwaliba uhiim ah in ay kuu diyaarsan yihiin intaan arimood oo ah sida ugu fudud ee aad xalwaara ugu heli karto dhaqanka gurigaada
Gabdha somaliyed waxaa dhib badan kaheystaa sida ay kuhanan lahayeen ragooda iyo in ay helaan kasooni waarta
Hadaba midaas waa waxfudud oo la sameynkaro hadiiba aykaago.an tahay in aad xasooloni usameeyso gurigaada
Si aan taas ugaarno waa in aan muujinaa isku kalsoonasho iyo in aan dib umilicsatid waayihii ugu horeyay ee guurkada
Iyadoo waxwaliba aysan sidoodii ahaan karin hadana waa muhiim in aad dib umilicsatid hanaankii ugu horeyay ee guurkaada
Markaad halkaas joogto waxaa kuu soobaxayo hanaan qurux badan iyo fursadkale oo aad dib ugu hanan karto hanaan daganaasho iyo farxad
Waan wadidoonaa hadii
Aad ina dhiirigalisaan
Taladaada waa
Inoo muhiim
Tuesday, June 7, 2022
Caleema saarka madaxweynaha
Caleema saarka madaxweynaha ayaa lagu wadaa in ay dhacdo maalinta qamiista ee nagu ee fooda nagu sooheyso
Waxaan bilaawday imaatinka wufuud kalasocoto wadamada caalamka waxaana maalintii shalay soodagay madaxweynaha jabuuti mudane ismaaciil cumar geele
Sidoo kale maanta ayaa lagilayaa in ay yimaadaan madax kale oo kasocoto caalamka sida midowga yurub marekanka iyo madax kasocoto qaarada afrika
Caleema saarka madaxweynaha ayaa waxay kulmin doontaa wadamo badan oo kukala duwan siyaasada kuwo qaarna ay dagaal qarka usaarnaayeen sida itoobiya iyo suudaan .masar iyo itoobiya
Midaas midlamid ah waxay kukala duwanyihiin siloomaareyo hanaanka maaliyada
Intabadan caleema saarka madax weynaha ayaa waxaa fursad dilumaasi ka.arko wadamo ay kamid yihiin jabuuti kenya imaaradka
Kuwaas oo siyaasada kulatagay madaxweynihii xilka kadagay ee maxamed cabdullahi farmaajo oo diinaa siyaasada kudhisan aan kucunee aamus
Madaxweynaha ayaa laga yabaa in uu heshiisyo lagalo wadamo dhowr ah oo ay kamid tahay 🇰🇪
Xukun lagu fuliyay
Magaalada beydhabo ee gobolka bay ayaa waxaa kadhacday dhacdo xanuun badan taas oo ay kawada nexeen dadka reer beydhabo iyo guud ahaan muda somaliyeed waxay aheyd fol wuxuushnimo ah oo lagula kacay hooyo soomaliyeed waxaayna noqotay arin ugub ku ah qof ladilay kadibna boosaneer lagu riday
Maamulka koonfur galbeed ayaa qaaday go.aan ay soo dhaweeyeen dhamaan muda soomaliyeed kadib markii ay dil toogasho ah lagu xukumay inkii dilay hooyadii soomaliyeed ee ku riday bosanerka
Dhamaan waxaa dilkiisa iskugu soo baxay bulshada qeybaheeda kala duwan iyadoona meel fagaaraha lagu toogtay dilaagii dilka geyatay
Waxaa kafalceliyay bulshada soomaaliyeed waxayna ugu baaqeen in ay ku daydaan dhinacyada kale ee somalida lana dilo ninkii dilgeysta
Madaweynaha oo booqday
Madaxwenaha somaliya xassan sheeq maxamuud oo booqday wasaarada qaashandhiga soomaaliya
Halkaas oo salaan sharaf kaga qaatay cutubyo katirsan ciidamada xooga dalka
Madaxweynaha ayaa qudbad dheer kaheediyay halkaas qudbada madaxweynaha ayaa waxa uu ga hadlay dhinacyo badan qubadaan ayaa dubadiiba waxaaa falanqeyn kasameyay dhinacyada bulshada somaliyeed
Dadka falanqeeyo siyaasada soomaliya waxaay sheegeen in tan ay gogolxaar utahay xilkaqaadis lagu sameeyo taliyaha ciidanka xooga dalka janaraal odowaa yuusuf raage
Dhinaca kale waxaa loo arkaa in ay tahay dhiiri galin loosameynayo ciidamada si ay markale kalsooni ugu muujiyaan madaxweynaha oo baqdin kujirto taas oo laxiriirta armey ciidamadu sameyaan afgambi
Waxaa kaloo lafilayaa in maalmaha nagu soo aadan lamagacaabi doono reysulwasaare cusub oo ay yeelato soomaliya
Monday, June 6, 2022
NISA OO SOO SAARTAY QORAAL
Maalmihii ugu dambeyay waxaa isbadal kuyimid hanaankii heyada nabadsugida somaliya
Mahad salaad oo ah agaasimaha heyada NISA ayaa dadaal ugu jira in heyadu ay baanjoog ka ahaato siyaasada
Waxaa qoraal kasoo baxay agaasimaha heyada sirdoonka soo maaliya ee NISA sidoo kale agaasimaha ayaa waxa uu saxafada usheegay in aysan jirin beegsi iyo ka aarsi siyaasadeed balse ay ku dadaali doonaan sidii loo heli lahaa heyad nabad sugid oo la.aamini karo
Agaasimaha ayaa cod dabacsan ku codsay in lalashaqeyyo
Waxaan codsanayaa in aad ilashaqeysaan waayo kaligey mashaqeyn karo hadii aanan idinka helin garab ustaag iyo xugta argagixisada waa sida uu hadalka udhigaye
Sidoo kale majirto dib uraac wixii hore balse waxaa noolaga baahan yahay in aan hada hagaajino hanaanka heyada iyo sidii aan ugu istaagi laheyn in dalkan uu noqdo dalxasilan oo laga sifeeyay argagixisada
Dooda dad weyaha
Dhamaan dadka soomaliyeed ayaa waxay walaac kamuujiyeen xaalada guud ee dalku kusugan yahay iyadoo ay jiraan warar kala duwan oo kasoo baxaya madaxda soomaliyeed kuwaas oo ilaa hada isku qilaafsan sida uu noqon doono reysulwasaraha cusub ee soo maaliya
Umada soomaaliyeed ayaa waxay quudareenayaan sida dalkaan loogu soo celin lahaa daganaasho iyo xasilooni siyaasadeed
Sidaas silamud ah waxaa warbixino soo saaray beesha caalamka waxay warmutiyeedka ay kusheegeen in loo baahan yahay daganaasho iyo isfahan iyo in ay isfahmaan siyaasiyeenta somalida
This is Life
Chapter 1.Ilintii Agoonka Sulub wuxuu ah wiil yar oo ku dhashay magaalo ay ku noolyihiin isaga iyo qooskiisa oo dhan Wuxuuna dhigan jiray d...