Chapter 1.Ilintii Agoonka
Sulub wuxuu ah wiil yar oo ku dhashay magaalo ay ku noolyihiin isaga iyo qooskiisa oo dhan Wuxuuna dhigan jiray dugsi quraan kaas uu kabaranayay QURAANKA waxayna kuwada Noolaayeen isaga iyo Qooskiisa nolol iska caadi ah oo aheyd nolosha kajirtay magaaladii ay ku Noolayeen aduunya wuxuu kugu jeclaa aabihiis iyo hooyadiis malitiina Wuxuu ugu farxad Badnaa xiliga galabtii ah oo uu imaan jiray abihiisa Waxaana abahas caado u aheyd in uu Suuqa soomaro wuxuuna Caruustiisa usoo iibin jiray wixiiba farxad galinayo runtii aad buu Ugu Dadaali jiray balse shaqda uu hayo ayaaba marmar iska aheyd
Sulubna waa mid mar waliba raadiya xalka iyo sida ay wax isku badali Lahaayeen wuxuuna Bilaabay sameynta saacadaha iyo farsamoyin kale Oo uqas ah si uu uxaliya xalada nafeed Kadibna tanqooskiisa waayo Mauusan heynin xalkaduwan midaas
Sacadu weywareganeysaaye waxay socotaba waxaa dhacday in sulub Aabihiis uu waxa kadalbado aabihiisna aadbuu uilmo jeclayay Durbadiiba wuxuu ku yiri aabo waa inoo galabta Waana kusiinaa wixii Aan kaa balanqaaday ,kadib maxaa dhacay?
Chapter 1. The Orphan's Tears
Sulub is a young boy who was born in a city where he and his family live. He attended a Quranic school where he learned the Quran and they lived a normal life with him and his family which was the life of the city where they lived. His mother was the happiest in the afternoon when he would come to his father and it was his custom to go to the market and sell his baby anything that would make him happy.
Sulubna is always looking for a solution and how to change things and he started making clocks and other techniques to solve his own problems.
The cow was worried and it happened that the father asked for something and the father loved the children and he said to him father he is sorry for us and we will give you what I promised you, then what happened?
No comments:
Post a Comment