Tuesday, June 7, 2022

Madaweynaha oo booqday

 Madaxwenaha somaliya xassan sheeq maxamuud oo booqday wasaarada qaashandhiga soomaaliya

Halkaas oo salaan sharaf kaga qaatay cutubyo katirsan ciidamada xooga dalka  

Madaxweynaha ayaa qudbad dheer kaheediyay halkaas qudbada madaxweynaha ayaa waxa uu ga hadlay dhinacyo badan qubadaan ayaa dubadiiba waxaaa falanqeyn kasameyay dhinacyada bulshada somaliyeed

Dadka falanqeeyo siyaasada soomaliya waxaay sheegeen in tan ay gogolxaar utahay xilkaqaadis lagu sameeyo taliyaha ciidanka xooga dalka janaraal odowaa yuusuf raage

Dhinaca kale waxaa loo arkaa in ay tahay dhiiri galin loosameynayo ciidamada si ay markale kalsooni ugu muujiyaan madaxweynaha oo baqdin kujirto taas oo laxiriirta armey ciidamadu sameyaan afgambi

Waxaa kaloo lafilayaa in maalmaha nagu soo aadan lamagacaabi doono reysulwasaare cusub oo ay yeelato soomaliya 

No comments:

Post a Comment

This is Life

 Chapter 1.Ilintii Agoonka Sulub wuxuu ah wiil yar oo ku dhashay magaalo ay ku noolyihiin isaga iyo qooskiisa oo dhan Wuxuuna dhigan jiray d...