Magaalada beydhabo ee gobolka bay ayaa waxaa kadhacday dhacdo xanuun badan taas oo ay kawada nexeen dadka reer beydhabo iyo guud ahaan muda somaliyeed waxay aheyd fol wuxuushnimo ah oo lagula kacay hooyo soomaliyeed waxaayna noqotay arin ugub ku ah qof ladilay kadibna boosaneer lagu riday
Maamulka koonfur galbeed ayaa qaaday go.aan ay soo dhaweeyeen dhamaan muda soomaliyeed kadib markii ay dil toogasho ah lagu xukumay inkii dilay hooyadii soomaliyeed ee ku riday bosanerka
Dhamaan waxaa dilkiisa iskugu soo baxay bulshada qeybaheeda kala duwan iyadoona meel fagaaraha lagu toogtay dilaagii dilka geyatay
Waxaa kafalceliyay bulshada soomaaliyeed waxayna ugu baaqeen in ay ku daydaan dhinacyada kale ee somalida lana dilo ninkii dilgeysta
No comments:
Post a Comment