Wednesday, June 8, 2022

MAXAA KADHACAY MUQDISHO

 magaalada muqdisho ayaa ah gabi ahaanba midxiran waxaa meel waliba taagan ciidamada xooga dalka oo joojinaya isku socodka dadka iyo gaadiidka waxaan lafilayaa in goor dho ay muqdisho kabilaabato caleema saarka madaxweynaha jamhuuriyada somaliya

waxaa muqdisho kusugan xubo kasocday beesha caalamka iyo madaxda afrika kuwaas oo ujoogo kaqeybgalka caleema saarka madaxweynaha jamhuuriyada somaliya 

shacabka muqdisho ayaa lakulmayo cadaadis iyo culees uga imaanayo heyadaha amaanka kuwaas oo joojiyay isku socodka dadka iyo gaadiidka 

dadka muqdisho ayaa ah kuwo muruqmaal ah oo aysan jirin cidkaloo waxsiisa marka laga reebo allihii na uumay

sidoo kale waxaa lafilayaa in madaxweynuhu uu kudhawaaqo reysulwasaaraha somaliya  dowlada 10aad 

dadka falanqeyo arimaha madaxtooyada ayaa sheegayo in latashiyo uu lasameyndoono madaxda qaarada oo uu ugu horeyo madaxweynaha jabuuti mudane ismaaciil cumar geele kaasoo siyaasad ahaan ay isku dhowyihiin madaxweyne xassan sheeq maxamuud

sidoo kale maanta waxaa lafilayaa in shir laqaato ergay kasocdo dowlada  kenya taasoo looga hadli doono arimo badan sidan fasixida qaadka kenya iyo soocelinta xiriikii kenya iyo soomaliya oo u istaagay arimo laxiriira faragalinta dowlada kenya ay kuheysay soomaaliya

madaxweynaha ayaa ku baaqidoono sanduuq dhaqaale loogu uruurin doono dadka ay abaaruhu saameeyeen ee kusugan gudaha soomaaliya lama oga sida ay suurta galkutahay caleema saarka iyo arimaha qoxootiga in looga wada hadlo isla madasha caleema saarka madaxweynha soomaaliya 

                                                  nagu biiri talataada

No comments:

Post a Comment

This is Life

 Chapter 1.Ilintii Agoonka Sulub wuxuu ah wiil yar oo ku dhashay magaalo ay ku noolyihiin isaga iyo qooskiisa oo dhan Wuxuuna dhigan jiray d...