Balse waxaa la ogaaday in cayilku uu kamid yahay xanuunada kuwa aan daawo loosoosaarin balse dadku markey dareemaan xanuun waxaa markiiba ay bilaabaan in aay waxsameeyaan siloo yareeyo xanuunka
Waxaan ku dadaalidonaa in aan idiinsoo bandhigno
Daawo
Hadii ay noqoto daawo kumatalinayo balse waxaa jira daawooyin badan oo cayilka lagu yareeyo
Balse dhamaantood waxay leeyihiin dhibaatooyin dambe oo ula socon doono inta aad nooshay
Balse hadii aylagama maarmaan noqoto waxaan idinkula talinayaa in aad laxiriirtaan dhaqtar sileysugu dhameystiro miisaankada iyo daawada
Waxaase jira sifudud oo aad kujari kartid cayilka
Nagu soobiiri talo si
Aan usiiwadno taloyinka
Qeybta talabixinta noogu soo gudbiya fikradiina iyo talooyinkiina si aan waxbadan idiinku diyaarino waxaban oo muhiim u ah naftiina iyo cafimadkina
No comments:
Post a Comment