Maalmihii ugu dambeyay waxaa isbadal kuyimid hanaankii heyada nabadsugida somaliya
Mahad salaad oo ah agaasimaha heyada NISA ayaa dadaal ugu jira in heyadu ay baanjoog ka ahaato siyaasada
Waxaa qoraal kasoo baxay agaasimaha heyada sirdoonka soo maaliya ee NISA sidoo kale agaasimaha ayaa waxa uu saxafada usheegay in aysan jirin beegsi iyo ka aarsi siyaasadeed balse ay ku dadaali doonaan sidii loo heli lahaa heyad nabad sugid oo la.aamini karo
Agaasimaha ayaa cod dabacsan ku codsay in lalashaqeyyo
Waxaan codsanayaa in aad ilashaqeysaan waayo kaligey mashaqeyn karo hadii aanan idinka helin garab ustaag iyo xugta argagixisada waa sida uu hadalka udhigaye
Sidoo kale majirto dib uraac wixii hore balse waxaa noolaga baahan yahay in aan hada hagaajino hanaanka heyada iyo sidii aan ugu istaagi laheyn in dalkan uu noqdo dalxasilan oo laga sifeeyay argagixisada
No comments:
Post a Comment