Caleema saarka madaxweynaha ayaa lagu wadaa in ay dhacdo maalinta qamiista ee nagu ee fooda nagu sooheyso
Waxaan bilaawday imaatinka wufuud kalasocoto wadamada caalamka waxaana maalintii shalay soodagay madaxweynaha jabuuti mudane ismaaciil cumar geele
Sidoo kale maanta ayaa lagilayaa in ay yimaadaan madax kale oo kasocoto caalamka sida midowga yurub marekanka iyo madax kasocoto qaarada afrika
Caleema saarka madaxweynaha ayaa waxay kulmin doontaa wadamo badan oo kukala duwan siyaasada kuwo qaarna ay dagaal qarka usaarnaayeen sida itoobiya iyo suudaan .masar iyo itoobiya
Midaas midlamid ah waxay kukala duwanyihiin siloomaareyo hanaanka maaliyada
Intabadan caleema saarka madax weynaha ayaa waxaa fursad dilumaasi ka.arko wadamo ay kamid yihiin jabuuti kenya imaaradka
Kuwaas oo siyaasada kulatagay madaxweynihii xilka kadagay ee maxamed cabdullahi farmaajo oo diinaa siyaasada kudhisan aan kucunee aamus
Madaxweynaha ayaa laga yabaa in uu heshiisyo lagalo wadamo dhowr ah oo ay kamid tahay 🇰🇪
No comments:
Post a Comment