Thursday, June 9, 2022

Qubadii abii axmed(itoobiya)

 Reysul wasaaraha itoobiya abii ahmed ayaa kayaabsaday madaxdii iskugu timid caleema saarkii madaweyne xassan sheeq maxamuud

Abii ahmed ayaa markii lagaaray xiligii qudbadii reysul wasaaraha itoobiya ayaa wuxuu qudbadiisii kubilaabay 

In uu kuqudbeeyo luqada afka soomaaliga halmar ayaa waxaa isbadalay jawiga hoolka ay kadheceysay caleemasaarka madaxweynaha 

Reysulwasaaraha itoobiya ayaa qudbadiisa waxaa kadhaxmuuqday biseel siyaasadeed iyo furfurnaan taas oo soomaalida ay u arkeen in itoobiya ay nootay wadan furfuran oo ujajaban in uu isku hayo qaarada africa guud ahaan wuxuu qadbadiisii uga hadlay in soomaaliya iyo itoobiya aysan noqon doonin kuwo dagaal uu kadhexeeyo balse uu dhaxmaridoono heshii siyaasadeed iyo mid dhaqaale 

Wuxuu qudbadiisa baaq ugu diray soomalida oo uu kuyiri maanta umabaahnidiin isqabqabsi balse waxaad ubaahan tihiin in sidhab aad uga wada shaqeysan ilaalinta hanaanka dowladnimada soomaaliya

                      Taladiina waa inoo muhiim

No comments:

Post a Comment

This is Life

 Chapter 1.Ilintii Agoonka Sulub wuxuu ah wiil yar oo ku dhashay magaalo ay ku noolyihiin isaga iyo qooskiisa oo dhan Wuxuuna dhigan jiray d...