Hadii aad tahay marwo waxaa marwaliba walwal kuqabtaa qancinta ninkaaga iyo in gurigaada aad ku dhaqdo hanaan wanaagsan
Hadaba maxaa lagaaaga baahan yahay si aad uhesho qanaaco buuxdo oo uu kugu qabo ninkada
Waxaa marwaliba uhiim ah in ay kuu diyaarsan yihiin intaan arimood oo ah sida ugu fudud ee aad xalwaara ugu heli karto dhaqanka gurigaada
Gabdha somaliyed waxaa dhib badan kaheystaa sida ay kuhanan lahayeen ragooda iyo in ay helaan kasooni waarta
Hadaba midaas waa waxfudud oo la sameynkaro hadiiba aykaago.an tahay in aad xasooloni usameeyso gurigaada
Si aan taas ugaarno waa in aan muujinaa isku kalsoonasho iyo in aan dib umilicsatid waayihii ugu horeyay ee guurkada
Iyadoo waxwaliba aysan sidoodii ahaan karin hadana waa muhiim in aad dib umilicsatid hanaankii ugu horeyay ee guurkaada
Markaad halkaas joogto waxaa kuu soobaxayo hanaan qurux badan iyo fursadkale oo aad dib ugu hanan karto hanaan daganaasho iyo farxad
Waan wadidoonaa hadii
Aad ina dhiirigalisaan
Taladaada waa
Inoo muhiim
No comments:
Post a Comment