Wednesday, April 5, 2023

This is Life

 Chapter 1.Ilintii Agoonka

Sulub wuxuu ah wiil yar oo ku dhashay magaalo ay ku noolyihiin isaga iyo qooskiisa oo dhan Wuxuuna dhigan jiray dugsi quraan kaas uu kabaranayay QURAANKA waxayna kuwada Noolaayeen isaga iyo Qooskiisa nolol iska caadi ah oo aheyd nolosha kajirtay magaaladii ay ku Noolayeen aduunya wuxuu kugu jeclaa aabihiis iyo hooyadiis malitiina Wuxuu ugu farxad Badnaa xiliga galabtii ah oo uu imaan jiray abihiisa Waxaana abahas caado u aheyd in uu Suuqa soomaro wuxuuna Caruustiisa usoo iibin jiray wixiiba farxad galinayo runtii aad buu Ugu  Dadaali jiray balse shaqda uu hayo ayaaba marmar iska aheyd  

Sulubna waa mid mar waliba raadiya xalka iyo sida ay wax isku badali Lahaayeen wuxuuna Bilaabay sameynta saacadaha iyo farsamoyin kale Oo uqas ah si uu uxaliya xalada nafeed Kadibna tanqooskiisa waayo Mauusan heynin xalkaduwan midaas 

Sacadu weywareganeysaaye waxay socotaba waxaa dhacday in sulub Aabihiis uu waxa kadalbado aabihiisna aadbuu uilmo jeclayay Durbadiiba wuxuu ku yiri aabo waa inoo galabta Waana kusiinaa wixii Aan kaa balanqaaday ,kadib maxaa dhacay?


Chapter 1. The Orphan's Tears
Sulub is a young boy who was born in a city where he and his family live. He attended a Quranic school where he learned the Quran and they lived a normal life with him and his family which was the life of the city where they lived.  His mother was the happiest in the afternoon when he would come to his father and it was his custom to go to the market and sell his baby anything that would make him happy.
Sulubna is always looking for a solution and how to change things and he started making clocks and other techniques to solve his own problems.
The cow was worried and it happened that the father asked for something and the father loved the children and he said to him father he is sorry for us and we will give you what I promised you, then what happened?

Friday, December 16, 2022

Xal uhelida Nolosha Qooska Part 3 Solving Family Life Part 3

 


Waxaan wali wadnaa qormadii aan uga hadleynay xal uhelida xalinta qooyska iyo in uu noqdo guur taaba galay oo lagu wada farxay

Markaan arkay in maalinba maalinta kadambeyso uu sii kordhayo bur burka qooska waxaan go.aan saday in aan qormadan kaqoro si loo helo qooysas kudhisan farxad iyo nabad galyo

Qomadeynii hore waxay inoo mareysay in qilaafka yimaada guurka kadib in uu noqdo wax mudo siijiitama ama laxalin waayo

                                                            Xalka qooska

Manta waxaan isku dayi doonaa in aan waxkasheegno sida ugu macquulsan ee xal loogu heli karo in uu yaraado burburka qooska

Dhamaan dhalinteena waxaay iskumid kayihiin in xili in ay xalin waayaan qilaafka yimaada guurka kadib waxaana sabab uga dhigay in ay jiraan qadobadaan soosocda

1.      In markii hore aan laga run sheegin sheekadii kahoreusay guurka waxaana nagubatay in aan kalifno nafteena guurka kahor waxaana sabab u ah in qofka lajeclaaday uu ka faaiideysto baahida qofka waxjecel .

2.      Qofkaan uuhayo jeceylka waxaa culeys ku ah in uula kurboodo wixii shuruudo ah oo lagu xiray sheekadiisa ama lakulan kiisa wuxuuna inku dayaa in uu ufikiro sifadii lagu yaqaanay qof waxjecel durbadiiba wuxuu lasoo bodaa waxaan diyaar u ahay in aan isguursano

3.      Qofka lajeclaadayna kama fikiro guurka iyo waxa uu xambaarsan yahay uun waxaa muhiim u ahay in labuuxiyo shuruudaha arooska  balse lama wada qorsheyn waxa imaankaro guurka kadib iyo sidii loo xalin laha

Sidaas darted waxaan indinka doonayaa in aad hubisaan waxaan aan soo sheegay in ay jiraan

Balse waxaan dhamaan idiin sheegayaa in aan kawada filirno in aan u wada hadalno si aysan kujirin jirxumeyn ,qadarin la.aan,balse waa in aan xushmeynaa wax noola soo bandhigay oo an jaceyl iyo guur anagoo kawada fikiridoona in uusan dhicin guurka sidii loo xalin lahaa qilaafka yimaado guurka kadib

Sidaas silamid ah waa in aan isku xulnaa hadalada kuwa ugu wanaagsan midba midka kalana waa in uu ilaaliyaa dareenka qalbigiisa masuuliyadna uu iska saaraa sidii uu uilaalin lahaa farxadiisa

Tusaale: mar lawada socday ama uu jiray shukaansiga waxaan culeys maskaxdeena kusaari jirnay in aan kafikirno sidii aan uga shaqeyn laheyn midba midka kale farxadiisan anagoo u duurxuleyno hada lada kuwa ugu macaan ugu jilcan ugu dareenka iyo saameynta badan

Maxaa diiday manta uu ilaahey kuu xalaaleeyay in aan uxulno hadalada kuwa ugu wanaagsan ama ugu naxariista badan ugu  dareenka iyo saameynta badan hadan ayuuba waajib inagau yahayye .

 waxaan halkan ku soo gaban gabeynay maqaalkii soo socday ee xal uhelida nolosha qooska

                                           fikirkiinu waa inoo muhiim

Solving Family Life Part 3

We are still working on the essay we discussed about finding a solution to the family problem and making it a successful and happy marriage.

When I saw that the family's poverty is increasing day by day, I decided to write this article to find families that are happy and peaceful.

In the past, we have learned that the conflict that occurs after marriage is permanent or intractable.

The family solution

Here we will try to find the best possible solution to minimize the destruction of the tribe.

All our young people agree that sometimes they cannot solve the conflict that comes after marriage and that is the reason why there are these conflicts.

1. That the story that prevented the marriage was not told the truth and we had to force ourselves before the marriage and the reason is that the person who is in love takes advantage of the needs of the person who loves him.

2. The person who is in love has a burden to meet any conditions that are tied to his conversation or meeting him and tries to think of the characteristics of a person who is in love.

3. The person who is interested does not think about the marriage and what it entails, it is important to fulfill the requirements of the wedding, but it is not planned what will happen after the marriage and how to solve it.

Therefore, I want you to check what I mentioned

But I am telling you all that we hope to talk to each other so that there is no abuse, disrespect, but we must respect what has been offered to us in love and marriage, thinking that marriage should not happen as a way to resolve the conflict. comes after marriage

Therefore, we should choose the best words for each other, and each one should guard his heart's feelings and take responsibility for his own happiness.

Example: When we were dating, we were busy thinking about how we could make each other happy by being the sweetest, sweetest, most emotional and most powerful.

Why don't you say that God has made it lawful for you to choose the words that are the best or the most kind, the most emotional and the most influential, and now it is our duty.

  We have completed here the following article on finding solutions to family life

                                                   Your opinion is important to us

 

Monday, December 5, 2022

Xal uhelida nolosha qooska

Waxaan wali kudhaxjirnaa maqaalkeynii ahaa xal uhelida nolosha qooska waxayna inoo mareysay xiliga haasaawaha ama shukaasiga iyo hadal macaanida taala ahalkaas inta ay socoto hadal macaanidaas qofwaliba waxaa u aasan siro iyo qorshayaal uusan usheegin qofka uu lawado xiriirka jawaliceyl ama uu haasaawaha kala dhexeeyo balse waxaa hubaal ah in ay lagama maarmaan tahay in marka lawada socdo in runta laga sheego howsha socoto oo ah hayaanka nolosha waana meesha uu kabilaawdo xal uhelida nolosha qooska

1.A.XALINTA ARIMAHA QOOSKA

Waxaan wada bilaabi doonaa in aan dib ueegis kusameyno nolosha haasaawaha iyo tan guurka waxaana inooga soo bixi doono xal uhelida nolosha qooska 

1.marka lajoogo haasaawaha maxaa  dhaca marka ay timaado isku dhac ama isfahamwaa dhanka nolosha ay walina qalbiyadu ay yihiin kuwo is jecel

A.waxaa dhacda in midba midka kale uu uraadiyo sidii uu xal ugu helilahaa isfahamwaagan udhexeeyo uuna layimaado jawi kaduwan kii xanaaqa ahaa uuna isfurfuro siloo helo wada hadal

A.marka leys guursado maxaa diiday in lamuujiyo isjaceyl loona raadin layahay jawi faxad kudhisan siloo wada hadlo waayo aan wada hadalno waa aan heshiino 

B.xiliyada lagu jiro shukaansiga waxaa dhacda in qof markuu xanaaqo kulanka ugu horeeyo in loodiyaariyo hadiyad qaali ah ama qurux badan

B.Marka leys guursado waxaa dhif ah in hadii lakala xanaaqo in xitaa wijoyada leystuso waana qalad waxaana muhiim ah in midba midka kale uu u abuuro jawi kaduwan kii ahaa xanaaqa hadii ay tahay gabar ayna saakay kala tageen ayagoo kala xanaaqsan waa in ay badalataa jawiga abuurtaana jawi kudhisan qurux iyo caraf ay kulamaansan tahay dhoolacadeyn iyo in ay ku wargaliso in wixii dhacay xal loosely karo lakiin farxada qooska ay tahay abaabka guriga

Lasoco qeybta xigta iyo maqaalka

Xal uhelida nolosha Qooska

 

         

Marka hore waxaan idinku boorinaa in aad noqotaan kuwo fahma nolosha iyo xalkeedda .dhamaan teen waxaa aad inoo xanuujiya xaluhelida nolosha qooska

Markaad dunidaan joogto waxbadan aadna soomarto meel kaduwan meesha aad ku dhalatay waxaad tahay aqoon yahan .waxaan taas kuu dhahay marwaliba oo aad kafogaato eheladaada waxaa kuu siyaado xigmada iyo caqli kaduwan kii aad laheyd markii hore .



Sidaasi silamid ah guurku waa nolol qofkasta uu aad ugu baahan yahay waxaan u arkay in qoraalkan uu xal unoqon karo qoosas badan kuwaas oo xal ula nolosha .

Hada aan uwada jeheysano in aan wada raadino xalka nolosha waana tan ee aan isla wada eegno 

1.Haasaawe ama shukaansi

Waa meesha aan rabno in aan ka bilaawno xalinta qooska waxaan wada ognahay xiligaan waa xiliyada aan ugu warmacnahay midkeena midka kale uu aad uilaaliyo qalbigiisa waxaan isku duurxulnaa ama aan isku sheegnaa hada lada kuwa ugu macaan ugu fiican si.aan uilaalino jiritaanka xiriirka iyo isfahanka haasaawaha ama shukaansiga

Marka ay dhacdo in midkeen midka kale uu kaxanaaqo ama uu inmudo ah uu waayo wuxuu raadiyaa sidii uu dib ugu soo celin lahaa anagoo baareyno wixii kudhacay oo keenay in intaas aad kalamaqnateen

Marka ugu horeyso oo leyshelo waxaa hadalada laga bilaabaa maxaa dhacaykuma arkin maalmahaan/miyaad iguxanaaqday/waxaqldan miyaan kudhahay/ iyo ereyo kale oo aan ugu duurxuleyno ilaalinta qabiga qofka uu xiriirka kaala dhexeyo

Intaas waxaan usameynaa siisocoshada xiriirka jaceyl ee laisku qabao

 

Monday, July 11, 2022

Ilaali quruxdaada oo ladagaalan cayilka


 Dhamaanteen waxaan kamideysan nahay in aan ku dadaalno quruxdeena waxaan qaadnaa tilaabo kuhaboon midaas oo ah ilaalinta quruxdeena balse waxaan nahay kuwo kacaajiso markey udhow yihiin guusha taas oo ah in aan muujino kuna dadaalno quruxdeena

Hadaba waxaa loo baahan yahay in aan la imaano qodobadan soo socdo

☆in aan la imaano go.aan

☆inaan qorsheyno shaqooyinka maalin laha ah

☆in aan diyaarsano cunto isku dheelitiran 

☆in aan yareyno dhamaan macaanka ay kubadan tahay sokorta

                   GUUSHA IYO KAMIRA DHALINTA

Markaan sameyno dhamaan waxayabihii aan kor kusoo xusnay waxaa noosoo baxaya natiijada go.aanadeenii oo mira dhal ah

Waxaana siwadajir ah aan iskula hubin doonaa natiijada go.aan qadashadeynii oo aan kadhabeyno kamira dhalinta wixii aan korkusoo xusnay oo dhan waxaana hibaa in aan guuleysan doontaan

marwaliba waxaa muhiim ah in aad kataliso caafimaad qabka jirkaaga dunidaan aad ujeedo waxaa waxlagu qabtaa in qofku ay katimaado go,aan qaadasho dhab ah si loo caawiyo anaga waa in aan sameynaa qorshayaal cad cad oo aan wax uga badaleyno caafimaad qabka jirkeena si aan ugaarno in aan noqono kuwo guuleystay taansina waxay ku imaan kartaa in aan sameyno qorshe maalmeey aan ku koontoroolleyno cuntooyinka uujir keena ubaahan yahay waan mida ugu muhiimsan ee aan ku jarikarno csyilka

Fikirkiinu waa inoo muhiim thanks


Saturday, June 11, 2022

Sidee loo yareyaa cayil

Qofwaliba oo dunidaan kunool wuxuu lanooyahay xanuun kasoo uu ladhashay ama ku dhacay
Balse waxaa la ogaaday in cayilku uu kamid yahay xanuunada kuwa aan daawo loosoosaarin balse dadku markey dareemaan xanuun waxaa markiiba ay bilaabaan in aay waxsameeyaan siloo yareeyo xanuunka
Waxaan ku dadaalidonaa in aan idiinsoo bandhigno 
Daawo
 Hadii ay noqoto daawo kumatalinayo balse waxaa jira daawooyin badan oo cayilka lagu yareeyo
Balse dhamaantood waxay leeyihiin dhibaatooyin dambe oo ula socon doono inta aad nooshay
Balse hadii aylagama maarmaan noqoto waxaan idinkula talinayaa in aad laxiriirtaan dhaqtar sileysugu dhameystiro miisaankada iyo daawada 
 Waxaase jira sifudud oo aad kujari kartid cayilka
                  Nagu soobiiri talo si 
              Aan usiiwadno taloyinka
Qeybta talabixinta noogu soo gudbiya fikradiina iyo talooyinkiina si aan          waxbadan idiinku diyaarino waxaban oo muhiim u ah naftiina iyo cafimadkina

Thursday, June 9, 2022

Sidee loo dhimaa cayilka

 Hadiiba aad tahay qof cayilan ama buuran waxaad u baahantahay waa waxyar oo iska fudud hadii aad raacdo talooyinkaan 

Dumidaan majiran waxaan laxali karin balse wax waliba waxay ubaahan yihiin in qofku uu yahay qif go.aan buuxa sooqaatay una diyaar ah in uu wax qabto waxyaabsha uu doonayo balse uu uhayaa waqti 

Hadiiba ay taas dhacdo waxaa hubaal ah in aad guuleysaneyso

Waxaan kuu hayaa talo kudhiiri galindoonto balse si aan u ogaano baahida looqabo taladaan 

Waa in aan idinka helaa su.aalweydiin si aan idiin siiyo talada ugu haboon iyo cutada ugu muhiimsan ee aad miisaan kada aad wax uga qaban karto miisaankada 

Nalawadaag waxaad daneyneysid si aan usoo diyaarino

             Waxweydiintaadu waa inoo 

                              Dhiirigalin

Dhibaatoyinka shacabka

Maalmahan oo dhan waxaa kasocday maamulka soomaliland baxaanbayo looga soo horjeedo hanaanka doorashada ee maamulka biixi

Shacabka iyo siyaasiyeen badan oo katirsan xisbiyada siyaasada soomaliland ayaa kaqeyb galay banaan bax kadhacay magaalooyin farabadan oo katirsan maamulka soomaaliland 

Waxaa soo baxayo warar sheegayo in ay ciidamadu isticmaalaan rasaas noolnool ayana kudhaawacmeen masuuliyiin katirsan xisbiyada mucaaradka iyo kuwo katirsan maamulka biixi 

Ilaa hada waxaan shaki kujira xaalada hubanti la.aanta ah ee kajirta maamulka soomaaliland

Majirto cidkahadashay oo katirsan maamulka biixi

Marka laga reebo in la.arkayo saraakiil jirdil ugeysanayo haween kaqeyb qaadanay banaanbax ay kasocday gabi ahaanba soomaaliland 

Waxaa goordhow lafilayaa in ay warqad soosaaraan urur goboleedka igad iyo kuwa beesha caalamka 

Halkan kala soco wixii soo kordha 

                Taladaadu waa inoo dhiiri galin

Qubadii abii axmed(itoobiya)

 Reysul wasaaraha itoobiya abii ahmed ayaa kayaabsaday madaxdii iskugu timid caleema saarkii madaweyne xassan sheeq maxamuud

Abii ahmed ayaa markii lagaaray xiligii qudbadii reysul wasaaraha itoobiya ayaa wuxuu qudbadiisii kubilaabay 

In uu kuqudbeeyo luqada afka soomaaliga halmar ayaa waxaa isbadalay jawiga hoolka ay kadheceysay caleemasaarka madaxweynaha 

Reysulwasaaraha itoobiya ayaa qudbadiisa waxaa kadhaxmuuqday biseel siyaasadeed iyo furfurnaan taas oo soomaalida ay u arkeen in itoobiya ay nootay wadan furfuran oo ujajaban in uu isku hayo qaarada africa guud ahaan wuxuu qadbadiisii uga hadlay in soomaaliya iyo itoobiya aysan noqon doonin kuwo dagaal uu kadhexeeyo balse uu dhaxmaridoono heshii siyaasadeed iyo mid dhaqaale 

Wuxuu qudbadiisa baaq ugu diray soomalida oo uu kuyiri maanta umabaahnidiin isqabqabsi balse waxaad ubaahan tihiin in sidhab aad uga wada shaqeysan ilaalinta hanaanka dowladnimada soomaaliya

                      Taladiina waa inoo muhiim

Wednesday, June 8, 2022

MAXAA KADHACAY MUQDISHO

 magaalada muqdisho ayaa ah gabi ahaanba midxiran waxaa meel waliba taagan ciidamada xooga dalka oo joojinaya isku socodka dadka iyo gaadiidka waxaan lafilayaa in goor dho ay muqdisho kabilaabato caleema saarka madaxweynaha jamhuuriyada somaliya

waxaa muqdisho kusugan xubo kasocday beesha caalamka iyo madaxda afrika kuwaas oo ujoogo kaqeybgalka caleema saarka madaxweynaha jamhuuriyada somaliya 

shacabka muqdisho ayaa lakulmayo cadaadis iyo culees uga imaanayo heyadaha amaanka kuwaas oo joojiyay isku socodka dadka iyo gaadiidka 

dadka muqdisho ayaa ah kuwo muruqmaal ah oo aysan jirin cidkaloo waxsiisa marka laga reebo allihii na uumay

sidoo kale waxaa lafilayaa in madaxweynuhu uu kudhawaaqo reysulwasaaraha somaliya  dowlada 10aad 

dadka falanqeyo arimaha madaxtooyada ayaa sheegayo in latashiyo uu lasameyndoono madaxda qaarada oo uu ugu horeyo madaxweynaha jabuuti mudane ismaaciil cumar geele kaasoo siyaasad ahaan ay isku dhowyihiin madaxweyne xassan sheeq maxamuud

sidoo kale maanta waxaa lafilayaa in shir laqaato ergay kasocdo dowlada  kenya taasoo looga hadli doono arimo badan sidan fasixida qaadka kenya iyo soocelinta xiriikii kenya iyo soomaliya oo u istaagay arimo laxiriira faragalinta dowlada kenya ay kuheysay soomaaliya

madaxweynaha ayaa ku baaqidoono sanduuq dhaqaale loogu uruurin doono dadka ay abaaruhu saameeyeen ee kusugan gudaha soomaaliya lama oga sida ay suurta galkutahay caleema saarka iyo arimaha qoxootiga in looga wada hadlo isla madasha caleema saarka madaxweynha soomaaliya 

                                                  nagu biiri talataada

Matahay marwo

 Hadii aad tahay marwo waxaa marwaliba walwal kuqabtaa qancinta ninkaaga iyo in gurigaada aad ku dhaqdo hanaan wanaagsan 

Hadaba maxaa lagaaaga baahan yahay si aad uhesho qanaaco buuxdo oo uu kugu qabo ninkada 

Waxaa marwaliba uhiim ah in ay kuu diyaarsan yihiin intaan arimood oo ah sida ugu fudud ee aad xalwaara ugu heli karto dhaqanka gurigaada 

Gabdha somaliyed waxaa dhib badan kaheystaa sida ay kuhanan lahayeen ragooda iyo in ay helaan kasooni waarta 

Hadaba midaas waa waxfudud oo la sameynkaro hadiiba aykaago.an tahay in aad xasooloni usameeyso gurigaada 

Si aan taas ugaarno waa in aan muujinaa isku kalsoonasho iyo in aan dib umilicsatid waayihii ugu horeyay ee guurkada 

Iyadoo waxwaliba aysan sidoodii ahaan karin hadana waa muhiim in aad dib umilicsatid hanaankii ugu horeyay ee guurkaada 

Markaad halkaas joogto waxaa kuu soobaxayo hanaan qurux badan iyo fursadkale oo aad dib ugu hanan karto hanaan daganaasho iyo farxad

                    Waan wadidoonaa hadii 

                      Aad ina dhiirigalisaan

                              Taladaada waa

                                 Inoo muhiim

This is Life

 Chapter 1.Ilintii Agoonka Sulub wuxuu ah wiil yar oo ku dhashay magaalo ay ku noolyihiin isaga iyo qooskiisa oo dhan Wuxuuna dhigan jiray d...