Friday, December 16, 2022

Xal uhelida Nolosha Qooska Part 3 Solving Family Life Part 3

 


Waxaan wali wadnaa qormadii aan uga hadleynay xal uhelida xalinta qooyska iyo in uu noqdo guur taaba galay oo lagu wada farxay

Markaan arkay in maalinba maalinta kadambeyso uu sii kordhayo bur burka qooska waxaan go.aan saday in aan qormadan kaqoro si loo helo qooysas kudhisan farxad iyo nabad galyo

Qomadeynii hore waxay inoo mareysay in qilaafka yimaada guurka kadib in uu noqdo wax mudo siijiitama ama laxalin waayo

                                                            Xalka qooska

Manta waxaan isku dayi doonaa in aan waxkasheegno sida ugu macquulsan ee xal loogu heli karo in uu yaraado burburka qooska

Dhamaan dhalinteena waxaay iskumid kayihiin in xili in ay xalin waayaan qilaafka yimaada guurka kadib waxaana sabab uga dhigay in ay jiraan qadobadaan soosocda

1.      In markii hore aan laga run sheegin sheekadii kahoreusay guurka waxaana nagubatay in aan kalifno nafteena guurka kahor waxaana sabab u ah in qofka lajeclaaday uu ka faaiideysto baahida qofka waxjecel .

2.      Qofkaan uuhayo jeceylka waxaa culeys ku ah in uula kurboodo wixii shuruudo ah oo lagu xiray sheekadiisa ama lakulan kiisa wuxuuna inku dayaa in uu ufikiro sifadii lagu yaqaanay qof waxjecel durbadiiba wuxuu lasoo bodaa waxaan diyaar u ahay in aan isguursano

3.      Qofka lajeclaadayna kama fikiro guurka iyo waxa uu xambaarsan yahay uun waxaa muhiim u ahay in labuuxiyo shuruudaha arooska  balse lama wada qorsheyn waxa imaankaro guurka kadib iyo sidii loo xalin laha

Sidaas darted waxaan indinka doonayaa in aad hubisaan waxaan aan soo sheegay in ay jiraan

Balse waxaan dhamaan idiin sheegayaa in aan kawada filirno in aan u wada hadalno si aysan kujirin jirxumeyn ,qadarin la.aan,balse waa in aan xushmeynaa wax noola soo bandhigay oo an jaceyl iyo guur anagoo kawada fikiridoona in uusan dhicin guurka sidii loo xalin lahaa qilaafka yimaado guurka kadib

Sidaas silamid ah waa in aan isku xulnaa hadalada kuwa ugu wanaagsan midba midka kalana waa in uu ilaaliyaa dareenka qalbigiisa masuuliyadna uu iska saaraa sidii uu uilaalin lahaa farxadiisa

Tusaale: mar lawada socday ama uu jiray shukaansiga waxaan culeys maskaxdeena kusaari jirnay in aan kafikirno sidii aan uga shaqeyn laheyn midba midka kale farxadiisan anagoo u duurxuleyno hada lada kuwa ugu macaan ugu jilcan ugu dareenka iyo saameynta badan

Maxaa diiday manta uu ilaahey kuu xalaaleeyay in aan uxulno hadalada kuwa ugu wanaagsan ama ugu naxariista badan ugu  dareenka iyo saameynta badan hadan ayuuba waajib inagau yahayye .

 waxaan halkan ku soo gaban gabeynay maqaalkii soo socday ee xal uhelida nolosha qooska

                                           fikirkiinu waa inoo muhiim

Solving Family Life Part 3

We are still working on the essay we discussed about finding a solution to the family problem and making it a successful and happy marriage.

When I saw that the family's poverty is increasing day by day, I decided to write this article to find families that are happy and peaceful.

In the past, we have learned that the conflict that occurs after marriage is permanent or intractable.

The family solution

Here we will try to find the best possible solution to minimize the destruction of the tribe.

All our young people agree that sometimes they cannot solve the conflict that comes after marriage and that is the reason why there are these conflicts.

1. That the story that prevented the marriage was not told the truth and we had to force ourselves before the marriage and the reason is that the person who is in love takes advantage of the needs of the person who loves him.

2. The person who is in love has a burden to meet any conditions that are tied to his conversation or meeting him and tries to think of the characteristics of a person who is in love.

3. The person who is interested does not think about the marriage and what it entails, it is important to fulfill the requirements of the wedding, but it is not planned what will happen after the marriage and how to solve it.

Therefore, I want you to check what I mentioned

But I am telling you all that we hope to talk to each other so that there is no abuse, disrespect, but we must respect what has been offered to us in love and marriage, thinking that marriage should not happen as a way to resolve the conflict. comes after marriage

Therefore, we should choose the best words for each other, and each one should guard his heart's feelings and take responsibility for his own happiness.

Example: When we were dating, we were busy thinking about how we could make each other happy by being the sweetest, sweetest, most emotional and most powerful.

Why don't you say that God has made it lawful for you to choose the words that are the best or the most kind, the most emotional and the most influential, and now it is our duty.

  We have completed here the following article on finding solutions to family life

                                                   Your opinion is important to us

 

Monday, December 5, 2022

Xal uhelida nolosha qooska

Waxaan wali kudhaxjirnaa maqaalkeynii ahaa xal uhelida nolosha qooska waxayna inoo mareysay xiliga haasaawaha ama shukaasiga iyo hadal macaanida taala ahalkaas inta ay socoto hadal macaanidaas qofwaliba waxaa u aasan siro iyo qorshayaal uusan usheegin qofka uu lawado xiriirka jawaliceyl ama uu haasaawaha kala dhexeeyo balse waxaa hubaal ah in ay lagama maarmaan tahay in marka lawada socdo in runta laga sheego howsha socoto oo ah hayaanka nolosha waana meesha uu kabilaawdo xal uhelida nolosha qooska

1.A.XALINTA ARIMAHA QOOSKA

Waxaan wada bilaabi doonaa in aan dib ueegis kusameyno nolosha haasaawaha iyo tan guurka waxaana inooga soo bixi doono xal uhelida nolosha qooska 

1.marka lajoogo haasaawaha maxaa  dhaca marka ay timaado isku dhac ama isfahamwaa dhanka nolosha ay walina qalbiyadu ay yihiin kuwo is jecel

A.waxaa dhacda in midba midka kale uu uraadiyo sidii uu xal ugu helilahaa isfahamwaagan udhexeeyo uuna layimaado jawi kaduwan kii xanaaqa ahaa uuna isfurfuro siloo helo wada hadal

A.marka leys guursado maxaa diiday in lamuujiyo isjaceyl loona raadin layahay jawi faxad kudhisan siloo wada hadlo waayo aan wada hadalno waa aan heshiino 

B.xiliyada lagu jiro shukaansiga waxaa dhacda in qof markuu xanaaqo kulanka ugu horeeyo in loodiyaariyo hadiyad qaali ah ama qurux badan

B.Marka leys guursado waxaa dhif ah in hadii lakala xanaaqo in xitaa wijoyada leystuso waana qalad waxaana muhiim ah in midba midka kale uu u abuuro jawi kaduwan kii ahaa xanaaqa hadii ay tahay gabar ayna saakay kala tageen ayagoo kala xanaaqsan waa in ay badalataa jawiga abuurtaana jawi kudhisan qurux iyo caraf ay kulamaansan tahay dhoolacadeyn iyo in ay ku wargaliso in wixii dhacay xal loosely karo lakiin farxada qooska ay tahay abaabka guriga

Lasoco qeybta xigta iyo maqaalka

Xal uhelida nolosha Qooska

 

         

Marka hore waxaan idinku boorinaa in aad noqotaan kuwo fahma nolosha iyo xalkeedda .dhamaan teen waxaa aad inoo xanuujiya xaluhelida nolosha qooska

Markaad dunidaan joogto waxbadan aadna soomarto meel kaduwan meesha aad ku dhalatay waxaad tahay aqoon yahan .waxaan taas kuu dhahay marwaliba oo aad kafogaato eheladaada waxaa kuu siyaado xigmada iyo caqli kaduwan kii aad laheyd markii hore .



Sidaasi silamid ah guurku waa nolol qofkasta uu aad ugu baahan yahay waxaan u arkay in qoraalkan uu xal unoqon karo qoosas badan kuwaas oo xal ula nolosha .

Hada aan uwada jeheysano in aan wada raadino xalka nolosha waana tan ee aan isla wada eegno 

1.Haasaawe ama shukaansi

Waa meesha aan rabno in aan ka bilaawno xalinta qooska waxaan wada ognahay xiligaan waa xiliyada aan ugu warmacnahay midkeena midka kale uu aad uilaaliyo qalbigiisa waxaan isku duurxulnaa ama aan isku sheegnaa hada lada kuwa ugu macaan ugu fiican si.aan uilaalino jiritaanka xiriirka iyo isfahanka haasaawaha ama shukaansiga

Marka ay dhacdo in midkeen midka kale uu kaxanaaqo ama uu inmudo ah uu waayo wuxuu raadiyaa sidii uu dib ugu soo celin lahaa anagoo baareyno wixii kudhacay oo keenay in intaas aad kalamaqnateen

Marka ugu horeyso oo leyshelo waxaa hadalada laga bilaabaa maxaa dhacaykuma arkin maalmahaan/miyaad iguxanaaqday/waxaqldan miyaan kudhahay/ iyo ereyo kale oo aan ugu duurxuleyno ilaalinta qabiga qofka uu xiriirka kaala dhexeyo

Intaas waxaan usameynaa siisocoshada xiriirka jaceyl ee laisku qabao

 

This is Life

 Chapter 1.Ilintii Agoonka Sulub wuxuu ah wiil yar oo ku dhashay magaalo ay ku noolyihiin isaga iyo qooskiisa oo dhan Wuxuuna dhigan jiray d...